Sale!

DHAMBAALLADA QURAANKA

Original price was: $10.00.Current price is: $7.00.

وَلَا تَنسَوُا الْفَضْلَ بَيْنَكُمْ إِنَّ اللَّهَ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرُ ) البقرة: ۲۳۷

“Ha bilmaamina wanaagga dhexdiinaya yaalla.”

Waligay kula doodi maayo, qof aan jeclaadayna gacan u qaadi maayo. Si xun ula dhaqmi maayo, wanaagga na dhex yaallana ma ilduufayo. Balse marka ay arrimuhu adkaadaan ee kalsoonidii iyo wanaaggiina dhintaan, inta aan weysaysto ayaan tukan laba rakcadood, kadibna odhan: “Allahayoow, qalbiyadayada sug, mid kastana sii beddel khayr qaba.” Intaa kadib, waa aan salaamanaqsan, gadaalna soo fiirin maayo

Category: Tags: , ,

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “DHAMBAALLADA QURAANKA”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart