Sale!

Akhris Aayatiin Leh

Original price was: $13.00.Current price is: $9.00.

Horusocodka aqoonta ee sii kor u socdaa waxa ay keensanaysaa in qofku takhasuskiisa aad ugu daadego, fikirkiisa, khibraddiisa, iyo baadhisihiisaba ku jeediyo goobo yar oo aad u naqan, si ay ugu suurogasho in uu gaadho wax cusub oo qiimo leh.

Takhasusku waa in qofku dhiso aqoon baacdheer oo mawduuc ku saabsan, isaga oo ku kaaftoomaya in uu korkaxaadsado aqoonta ku jirta mawduucyada kale; ku xeeldheeraantaasina waxa ay ka dhigaysaa in uu si heersare ah u barto in yar oo kooban oo is-haysata oo isku xidhan, marka loo eego waxyaabaha kale, waxaana uu si joogto ah ula dhaqmayaa xaqiiqooyin laamo hoose ah. Maxaa yeelay waxa uu u leexday dhanka baacdheeraanta ee ma aha in uu dul marayo uun.
Ma fiicna in loo fahmo in aan la dhacsanahay in la abuuro mutakhasis naftiisa uun ku xidhan; taasi waa mid aan sal iyo raad lahayn, waxase aan u socdaa waa in aynnu helno dad badan oo takhasus gaar ah leh oo u furan takhasusyada kalana, gaar ahaan takhasusyada iyo aqoonta isa saameysa taas oo mid kastaaba tahay uun ta kale oo sii fidday.

See less
Category: Tags: , ,

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Akhris Aayatiin Leh”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart